Ruushka oo duqeyn lagu hoobtay ka geystay Magaalo ka fog furumaha dagaalka (Sawirro)

Milateriga Ruushka ayaa gantaalo ku garaacay magaalo ku taalla bartamaha Ukraine, halkaasi oo ay ku dhinteen ugu yaraan 23 qof in ka badan 100 kalena ay ku dhaawacmeen, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta Ukraine. Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka inuu si ula kac ah u bartilmaameedsanayo dadka rayidka ah ee ku sugan goobo aan qiimo … Continue reading Ruushka oo duqeyn lagu hoobtay ka geystay Magaalo ka fog furumaha dagaalka (Sawirro)